ku soo biir madasha tani oo ka mid noqo 

 

soo dhowow wallal

Research methodology

waxa aan kaa haqab tirayaa baahi walba oo la xariirta maadada tani barashadeeda

Graphic design

waxa aan kuu fulinayaa howl walba oo la xariirta xirfada tani

fahamka computer

waxa aan mudo kooban kuugu gaarsiin karayaa heerka aad ka doonayso fahamka iyo adeegsiga computer-ka