BUUGA

Buuga Hagaha cilmi-baaraha

buuga waa buug ku baxaya ama ku qoran af-soomaali kaasi oo loogu talo galay in uu in badan u iftiimiyo ardayga fahamka, diyaarinta iyo difaacashada daraasada, waxa uu ka kooban yahay illaa iyo 7 cutub oo muhiim u ah fahamka maadada research methodology, sida
-
cutubka 1-aad : faham guu
-
cutubka 2-aad : maxaa laga doonayaa cilmi-baaraha
-
cutubka 3-aad : abuurista dulucda
-
cutubka 4-aad : aragtiyada sahanka
-
cutubka 5-aad : raado macluumaad
-
cutubka 6-aad: xirfado daruuri ah
-
cutubka 7-aad: diyaari daraasada
si'aad macluumaad dheeri ah uga hesho iyo asiga oo sharaxanba eeg muqaalka medigtaada ah:

buuga kani ee Hagaha cilmi-baaraha ah waa mid la heli karo goor walba oo loo baahdo, hase-yeeshee wadada kaliyah ee lagu heli karo ayaa ah in uu qofka iibsado, buugu ma ah mid PDF ahaan loo heli karo, buugu waa mid si' wacan loo daabacay, warqadahiisuna waa gaduud, jaldigiigsa/cover-kiisa waa mid original ah, qiimahiisuna waa $6.5. inta aadan iibsan waxaa laguu soo dirayaa 7-da cutub midkii aad dalbatoba si'aad isaga fiiriso in uu yahay mid ku anfacayo iyo in uusan ahayn.