xiisada

xiisada

Xiisadaha aan bixiyo intooda badani waxa ay ku salaysan yihiin sida tani ee hoose

Buuga xiisada

dhamaan xiisadaha ardayda la siinayo waxa ay ku baxayaan af-somaali, iyada oo buuga laga soo xiganayo cashirada uu yahay  buuga Hagaha cilmi-baaraha

teaching, classroom, teacher-311356.jpg

Goobta Xiisada

ma jirto goob inoo gaar ah oo aan xiisadaha ku bixino, waxaa ardayda loogu tagayaa goobta ay dalbadaan, sida Guri, Hotel, iwm

clock, wall clock, clock face-6593749.jpg

Waqtiga xiisada

asbuucii waxa ay ardayda qaadanayaan 1 xiisad taasi oo u baahan ugu yaraan 3 saac oo xiriir ah, hadii aanan loo baahan waqti dheeri ah

hadaba sidee xiisada tani loo qaataa ama ay u baxdaa?