salaam, magacaygu waa
Abuukar Mohamed Kurbi

waxa aan ahay taba-barre dhenka maadada Research methodology-ga ah, aniga oo ardayda ka caawiya fahamka, diyaarinta iyo difaacashada buuga daraasada

waxa aan ahay taba-barre dhenka maadada research methodology-ga, kaasi oo ardayda siiya taba-bar ku saabsan fahanka, diyaarinta iyo difaacashada buuga daraasada. waxa aan sidoo kale bixiyaa

Youtube

kani waa madashayada ee dhenka Youtube-ka halkaasi oo aad ka heli karto cashiro muuqaallo ah oo dhenka maadada Research methodology-ga ah

sida aan u howl gallo

sida ay xiisada u baxayso waxaa inta badan go’aamiya ardayga, sida goobta xiisada lagu qaadanayo, waqtiga la qaadanayo iwm

Buuga xiisada

dhamaan xiisadaha ardayda la siinayo waxa ay ku baxayaan af-somaali, iyada oo buuga laga soo xiganayo cashirada uu yahay  buuga Hagaha cilmi-baaraha

goobta xiisada

ma jirto goob inoo gaar ah oo aan xiisadaha ku bixino, waxaa ardayda loogu tagayaa goobta ay dalbadaan, sida Guri, Hotel, iwm

waqtiga xiisada

asbuucii waxa ay ardayda qaadanayaan 1 xiisad taasi oo u baahan ugu yaraan 3 saac oo xiriir ah, hadii aanan loo baahan waqti dheeri ah

su'aalo?

Hadii ay jiraan su’aalo aad jeclaan lahayd in aad ila wadaagto fadlan isla soo xiriir.                                Mahadsanid

Buuga Hagaha cilmi-baaraha

buuga hagaha cilmi-baahada waa buug ku qoran luuqada af-soomaaliga ah, kaasi oo dhen walbaa ka caawin kara ardayga doonaya barashada Cilmi-baarista, sida fahamka, diyaarinta iyo difaacashada daraasasada intuba.

Aniga

salaam, magacaygu waa Abuukar Moxamed Maxamuud, waxa aan ahay aasaasaha iyo milkiilaha iyo howlwadeenka madasha tani, waxa aan ahay qof si’ madax banan u shaqaysta, waxa aan tacliintayda hoose iyo dhexeba ku soo qaatay dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Cadale halka aan tacliintayda dugsiga sare aan ku soo qaatay dugsiga hoose/dhexe&sare ee Al-sha’ab ee Magaalada Mugdisho. bartamahiisa sanadii 2016 waxa aan ku biiray jaamacada somalia (UNISO), waxa ayna ii soo idlaatay sanadii 2020, aniga oo kasoo bartay kuliyada maamulka iyo dhaqaalaha qeybteeda ganacsiga. waxa aan ku dhawaad mudo 2 sano ah ku shaqeynay mucalimo si’ madax banan, ………………………